Dawladda Itoobiya oo eedo kuluul &Wacadna Ku Bartay Inay Masaxayso ciidamada Liyuu-booliska dawlad-deegaanka soomaalida &

0
255
Dawladda Itoobiya oo eedo kuluul &Wacadna Ku Bartay Inay Masaxayso ciidamada Liyuu-booliska dawlad-deegaanka soomaalida
Dawladda Itoobiya oo eedo kuluul &Wacadna Ku Bartay Inay Masaxayso ciidamada Liyuu-booliska dawlad-deegaanka soomaalida
Itoobiya,(baraarugnews.net)-Dawladda Itoobiya, ayaa eedo kuluul u jeedisay ciidamada Liyuu-booliska dawlad-deegaanka soomaalida ee Itoobiya, isla markaana waxay sheegtay inay masaxayso, meeshana ka saarayso madax-bannaanidii ay hore u haysteen.
Wasiirada Difaaca ee Ethiopia Marta Livigi ayaa sheegtey in ciidamada maamul gobaleeda Ethiopia Liyuu Police in lagu daridoona ciidamada keydka Ethiopia Federal Army.
Wasiiradu waxa ey sheegtey in cidamada Liyuu Police aaney laheyn tababar fiican isla markaana ey ku kaceyn falal dawlada Ethiopia kasoo horjeeda.
Cidamada lakala dirayo waxa kamida kuwa liyuu Police ee dawlad degaanka Somalida DDS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here