Boqolaal Shacabka Gobolka Saaxil Oo Dhoola-tuskii Ugu Weynaa Ka Dhigay Berbera &khudbadihii masuuliyiinta

0
208

Berbera(baraarugtv.com)-boqolaal ka mid ah shacabka Gobolka Saaxil ee Berbera ayaa si balaadhan u xusay maanta magaalada Berbera,isla markaan masuuliyiinta dawladda ee gobolka Saaxil ayaa khudbado kala duwan ka jeediyey munaasibadii sanad guurada 18 may 33-aad ee somaliland.Halkan hoose ka daawo email baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.comXuska 18 May Gobolka Saaxil