“Cimri-dherer, Caafimaad-qab Iyo Cibaado Suubban”.

0
108

Hargeysa (Baraarugtv.com)’-Maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil guruub Cabdirashiid Dahwbshiil,ayaa hambalyo u diray dhamaan shacabka soomaalida iyo guud ahaan ummadda muslimka ah meel kastavoo adduunyadda kaga nool yihiin dhalashada bisha rabadaan.waxaanuu yidhi,”Waxaan Halkan Hambalyo ugu dirayaadhamaan macaamiisha Shirkadaha Dahabshiil Group iyo ummada Islaamka dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaanan Ilaahay ka baryaynaa inuu dhammaanteen inaga aqbalo acmaasha saalixa ah, Bishan bisheedana inagu gaadhsiiyo cimri-dherer, caafimaad-qab iyo cibaado suubban. Ramadaan Mubarak.” Abdirashiid Duale, CEO Dahabshiil Group