Cabdirisaaq khaliif÷haddii aan abtirsadey Gaas iyo Garoowe

0
503

Garoowe (baraarugtv.com)-Madaxwaynahi hore Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirki hore ee Ganacsiga Soomaaliya Cabdirashiid Cirro ayaa kulan muhiima la qaatay Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif iyo Xildhibaan Cabdullahi Bidhaan.

kulanka ayaa u badnaa xogwaraysi, xaaladda difaaca gobolka Sool iyo sidi gobolkaas looga xorayn lahaa Soomaaliland oo ah maamul u tagaan kala qaybinta midnimadda Umadda Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha oo arinkas xog ogaal wayn u ah, ayaa madaxda uga mahadceliyey sida ay af iyo adinba ugaga qayb qaateen xoraynta ka socota Sool.

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa balan qaaday in ay waxkasta oo Sool ku xoroobayso ay horayna uga shaqeeyen hadana hormuud u noqon doonan.


 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here