Beesha Habarjeclo oo khilaaf iyo burbur ka dhex-dhacay &Taladii Beesha Habarjeclo waxay u gacan-gashey Siyaasiyiin beelihii loo talin jiray iyo dad wax ma garato ahe

0
97

Burco(baraarugtv con,)-Dad dib-jiriin ah oo u dhaq-maaya hab dayday ah ayaa sheeganaaya teetalo aan la garaneyn cid u magacawday ama u dooratey ayaa baraha bulshada soo dhigaaya muuqaalo ay ku sheeganayaan xilal ay u hayaan beesha habarjeclo dhex-deeda,sidda dawlad tahey beeshaas oo aan la garanayn afhayeen madaxweyne beel ah kani waa nin isku magacaabey afhayeenka beesha biciide,kuna sheegay magaciisa siciid,bal ninkan macno ahaan ficilkiisu u dhacaayo dagaal qabiil abaabulayo iyo nabadgelyo darada hadalkiisu yahey maxay dawlad haddii ay jirto somaliland u xidhiwayday?
Waxay arrimahan ninkan iyo dad wax magaratada ah ee ku soo badanaaya somalilabd oo ka hadlaaya xaalada sonalilabd muuhinaysaa in laga wado oo la abaabulayo in dagaalo beeleedyo ka dhacaan sonaliland.balse maaha afhayeen biciide oo aniga ayaa arrinkaas cadwybaaya.waa la soo kiraystay wasiirka caafimaadka maamulka muuse biixi Xasan gafaadhi ayaa soo faray hadaljan innuu yidhaahdo. Haddii salaadiintu wax ka qaban waydo dadka xilalka beenta ah sheeganaaya.waxa lagu dhawaaqi doonaa in suldaanka guud ee beesha habarheclo oo cusub lagu dhawaaqo oo la sameeyo.una diyaar garooba burburka habarjeclo,taasina waxay banaanka keenaysaa guran-gurka iyo laangaabka maanta ay gacanta u gashey taladii habarjeclo.