Bal eega÷Muuse Biixi Oo Isu-badelay Oday Beesha Sacad Muuse Ah

0
208

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Madaxweyne Biixi, ayaa amray in la joojiyo dhismaha xarunta degmada 26 june oo dawladda hoose ee Hargeysa ka dhisay suuqa xisbiga.

Biixi, ayaa u muuqda in uu la saftay garabka xildhibaanada diidan in laga dhiso xarunta goobtaasi iyagoo ku doodaya in dad danyar ah ku ganacsadaan.
Maayir Mooge, oo Hargeysa ka maqan ayaan la ogayn tallaabada uu qaadi doono.

Go’aanka madaxweynaha waxa ku dhawaaaqay wasiirka Hawlaha guud iyo guriyaynta Somaliland Mustafe Godane.