Askari caawa ku dilay magaalada Hargeysa sarkaal ka tirsan ciidanka somaliland

0
109

Hargeysa,(baraarugtv.com),Sarkaal lagu magacaabo Maxamed Axmed Xayd oo u dhashay Beesha Garxajis gaar ahaan Habaryoonis, reer Caynaashe ayaa Alle haw naxariistee caawa Hargeysa lagu dilay.

Askari la sheegay in uu kasoo jeedo qoyska Korneyl Biixi [Habar-awal, Sacad Muuse, Reer Samatar] ayaa ku eedaysan dilka sarkaalkan welina Laamaha ammaanku ma xaqiijin in la qabtay iyo in kale.isla markaana ma jirto ilaa hadda kamay hadal xukuumadda muuse biixi sababta keentay dilka sarkaalka.