Alle Ha U Naxariistee Waxa lagu Dilay Magaalada Muqdisho Agaasimihii Radio Muqdisho, Marxuum Cabdicasis Afri

0
425

Alle Ha U Naxariistee Waxa lagu Dilay Magaalada Muqdisho Agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika

Muqdisho,(Baraarugnews.net)-Alle u naxariistee waxa magaalada Muqdisho lagu dilay Agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika, Ayaa Lagu Diley Qarax Gaadhigiisa Loogu Xidhay, Kaas Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Weriye Cabdicasiis Afrika Ayaa U Geeriyoodey Dhaawac Halis Ah Oo Ka Soo Gaadhey Qaraxa, Sida Ay Xaqiijiyeen Masuuliiyiin Ka Tirsan Dawladda Soomaaliya, Kuwaas Oo Xaqiijiyey Geeridiisa.

Cabdicasiis Afrika, Wuxuu Sidoo Kale Ahaa Soo Saarihii Barnaamijka Gun-Gaadh Ee Lagu Waraysan Jirey Dagaalamayaasha Al-Shabaab Ee Ay Dawladdu Gacanta Ku Soo Dhigto, Wuxuuna Bartilmaameed Weyn U Ahaa Ururka Al-Shabab.

Wararka Aanu Haatan Helayno Ayaa Waxa Kale Oo Ay Sheegayaan In Uu Dhaawac Yahay Agaasimihii Telefishanka Qaranka Ee Somaaliya, Weriye Sharmaarke Maxamed Warsame, Kaas Oo La Socdey Weriye Kale Oo Afrikaan Ah Markii Uu Qaruxu Dhacayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here