Akhriso xaqiiqda runta ah÷Ma Dawlado Ayaa Sameeyay Cudurka Dunida Nafeeyay Ee Korona-feeraska (Coronavirus diseasebCOVID-19)),Misa Waa Xanuun Najeraal Ah?

0
891

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Nin ku taqasusay cilmiga dhaqtarks ah oo saynisyahan u dhashay dalka Japanese ah oo lagu magacaabo dr tasuku honjo.ayaa sheegay inuu Corona virusku natural AMA dabiici aheyn.haduu ahaan lahaa natural AMA dabiici muu saameyeen aduunka oo dhan.maxaa yeelay waxay ku xidhnaanlahayd natureka AMA dabeecada. Wadan walba wuu kala duwan yahay temperaturekiisa ama heer kulkiisa.hadii uu corona virusku ahaan lahaa natural.wuxuu saameenlahaa oo galiya wadamada isku cimilada ah ama leh the same temperature instead.wuxuu ku fidilahaa sida wadanka switzerland.si lamida ayuu ugu Fiday eeriyada saxaraha.hadii uu ahaan lahaa natural.wuxuu ku faafilahaa dhulka qaboow.lkn wuxuu ku dhiman lahaa meelaha kulul.mudo 40 Sano ah ayaan waday cilmi baadhis xayawaanada iyo viruses.markaa ma ahan natural.viruskan waa samees artificial.waxaan ka shaqeenayay mudo 4 sano ah israil.waan aqaanay intii ka shaqaynaysay laboratoryka si wanaagsan.waan wacay markii uu dilaacay corono viruska uu dilaacay kadib lkn tilfoonadooda oo dhan muu shaqaynaynin mudo dheer ilaa 3 bilood.hadeer waxaan fahmay aqoonyahanadii laboratoriga tecnnicianka ahaa inay ku jiraan dhulka hoostiisa ama laqaarajiyay.macluumaadkan iyo aqoonteeda iyo cilmibaadhistii ilaa imika.waxaan odhankaraa 100% oo aan ku kalsoonahay inuu corono virusku aanu ahayn natural.mana ka iman fiidmeerta israel ayaa sameesay.waxaan maanta idinleeyahay hadii uu noqdo waxaan waxba ka jirin hadeer xitaa markaan dhinto kadib.dowlada haigala noqoto Nobel priceka biladayda.lakiin dalka Israel beenbay sheegaysaa runtu malin uun bay soo baxaysaa dhamaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here