Akhri÷Yaa Guulaysanaaya Ciyaarta dhex-mareysa Kooxaha Dawladda Hoose Burco Iyo Asluubta Hargeysa?

0
237

Berbera,(Baraarugtv.com)-boqolaal qof oo taageerayaasha labada kooxood   kala taabacsan,ayaa ku sii qulqulaaya garoonka kubadda cagta ee magaalada Berbera,isla markaana saacadihii u danbeeyay waxa ka baxay magaalooyinka Burco iyo Hargeysa tageerayaal tiro badan oo kala taageersan kooxaha Dawladda Hoose ee Burco iyo ciidanka Asluubta Hargeysa.

Qaar ka mid ah dadka saadaliya ciyaaraha ayaa ka bixiyey arragtiyo kala duwan,balse waxa la tilmaamwey in ciyaartu adag tahey galabta ka dhacaysa magaalada Berbera.