Akhri÷qodobo ka soo Baxay Madax-dhaqmeedka Habarjeclo

0
289

Burco,(baraarugtv.com)-Shirka beesha habarjeclo  ayaa ka soo saarey  shirkii uga socday magaalada Burco qodobo ku aadan colaada Sool iyo qorilugud ee Buuhoodle.