Abaal-marinta Shaqaalaha Guulaystey &kaalinta Galeen Hamlaha Dekedaha

0
134

Berbera,(BaraarugTV.com)-Mareeyaha dekeddaha iyo xeebaha biyaha somaliland.Eng.Diciid Xassan Cabdillaahi,ayaa shahaadooyin ku maamusay shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii dhamaadey ee 2023ka.isla markaana mareeyaha dekeddaha Siciid Xassan Cabdillaahi,ayaa kor u qaadey dhanka haweenka ee shaqaalaha.

“Waxaan ku Boggaadinayaa Shaqaale weynaha Hay’adda Dekedaha JSL, sida hagar la’aanta ah ee ay waajiibkooda shaqo u gutaan. Sidoo kale, waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa shaqaalaha ku guulaystay abaalmarinta shaqaalihii ugu wanaagsannaa sannadkii 2023.”ayuu yidhi mareeyaha dekaddaha somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi