Maxaa Kala Qabsadey Gudd.Waddani Xirsi Iyo Qurbajooga Beesha Arab Ee Uk?

0
156

Londo,(BaraarugTV.com)-ujeedadda kulan dhexmarey Guddoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi iyo Qurbajooga beesha Arab ee dalja ingiriiska.Guddoomiyeha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa xalay kulan laGuddoomiyeha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa xalay kulan la qaatay Jaalliyadda dalka UK ee ka soo jeeda Koonfurta Hargeysa iyo Gobolka Hawd ee beesha Arab.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in Kulankaa lagaga wada-hadlay xaalada ay ku jirto maanta wixii la odhan jiray jiritaanka dawladnimo ee madaxbanaanida somaliland oo haddan ka dhacday.ka dib markii Muuse Biixi Cabdi burburiyey qaybo ka tirsan Gobolada bariga sonaliland.

Sidoo kalena, ay facanta somaliland ka baxdey qaybo tiro badan oo xaduudkii somaliland,balse kulankaa ayaa ku soo dhammaaday Guul iyo Wada shaqaynta arrimaha Xisbiga iyo badbaadinta,sidii loo sama-tabixin lahaa baaqiga yar ee ka hadhay dalka iyo xaalada abnixumo ee soo food saartey bushada ku dhaqan gudaha dalja somaliland.

Emeil÷baraarugnews@gmail.com