Dr.Ismaaciil Axmed:-Ma Wuxuu Doonayaa Innuu Hoodhida Kula Dhuuqo Tukaan Aanu Laheyn?

0
134

Ninkan Odayga ah Ma waxbaa ka Khaldan mise Anigaa Mooday?Hargeysa,(BaraarugTv.com)_Dhuuxid Dhagaysi dheer kadib Hadalkiisa Oo meelo Badan Taabanaayay waxaa Iiga Muuqday Is Diidooyin Dhawr ah kuwaas Oo aan marnaba Gar iyo garawshiiyo Aanu Ku helay nin .Khatar ayuu Zaadku ku yahey dhaqaalaha somaliland

Waxaa Yaab ah Inaad Nin Dukaan Uu leeyahay kula Garnaqsato waliba markuu Ku yidhi Ma waxbaad Ila lahayd Hadana aad Ka dacwoonayso adigoo Ka dhigaaya Inay Wax xumaynayaan.

13 Sanadood Ayay Kula shaqeeyeen waxaad kaliya U-qiri wayday Inay Aas aas kaagii wordremit Suuq Aad Uwayn kuusameeyeen kuma Jirto Hadalkiisa Way kumahdsanaayeen.

Meela kuma sheeegin Hal maalin oo wanaagsan ama wuxuu fursad U waayay Inuu yidhaahdo waxaas ayay Ii fududeeyeen halka uu waqtiga u-helay Isfaham waagooda Maagis & Inuu kumanaan Ceebood U-sameeyo.

Hal Ninkan odayga ah ayan leeyahy halna Shirkada facaweyn ee Telesom ayaan leeyahy.

Ninkan Waxaan leeyahay Waxaad kala Garan wayday Inaa khidmad bixiso & Inaad Nimanka telesom Application kooda Zaad aad la leedahay.

Waxaad garan wayday Inaad Qorshe ka yeelato Mudo 13 sanadood ah Waxa maanta aad ka cabanayso mise qorshahaba kumaad darsan Ifaham-waa Inuu Iman karo.

Hal Jaanis ayaa kuu Banaan ayaan filayaaa Kaas oo ah Inaad Inaad aqbasho waxaad diiday wax 10 jeer ka badan .

Inaad Nimankiii Odayayn dib Ula samayso Aqbasho Khidmadii aad ka cabanaysay 10 laabkeed In lagugu Dalaco oo aad yeesho.

Inaad bixiso Magdhaw waxkasta oo aad shirkadaas ka sheegtay waa hadii aad rabto In aad lasii shaqayso telesom.

Telesom na waxaan odhan lahaa dee hadii Si fudud Dukaankiina laydinkula Yeelan karo dee qof kasta ooo kaadhkiina Haysta haydin la yeesho sabab too ah Ninkaas Application kiina lacagta dhexmarsadaaba waakaas U haysta Inuu wax Idin la lahaaye.

Faalada waxa qoray hawl-wadeenada Gobolka togdheer ee Baraarugtv.comMuuse Case

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here