Hogaamiyaasha Oromada oo ka yacaaya Gudaha Dalka Itoobiya

0
172

Adis,ababa,(baraarugnews.net)-Madaxda hogaamisa qoomiyada Oromada ee dalka ,ayaa ka baxsanaaya dalka Itoobiya, isla markaana xubnaha ka baxsaday ee hogaamiyeyaasha qoomiyada Oromada Itoobiya, ugu saameynta badnaa Oromada waxa ka mid ah Joohar Axmed iyo Bekel Garba, waxay u muuqataa madaama uu jeelka ka sii daayey Raysal,wasaare Abiy Axmed in si-madax banana inay hawlahooda ugu dhex-wataan Itoobiya dhex-deeda ku adag tahay.
Haddii aad xasuusataan Jawar Maxamedar iyo Maqala Garba saddex bilood ka hor waxay dalka ka baxeen Itoobiya,kuwaasoo tegay dalalka Yurub iyo maraykan, si qurbajoogta Oromada ee waddamadaa ku nool isku soo duba ridaan dhaqaalena uga sameeyaan arrimaha siyaasadooda.markii ay dibada u dhoofeen Maqala Garba, ayaa hadalo adag oo mucaarid ah ku eeddeenayey Raysal,wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,xitaa hooyadii oo dhimatey Maqala Garba ayuu iman ka riwaayey geerideeda inuu ka sooq aybgalo askeedii. Joohar uu soo noqday, laakiin wuu iska aamusnaa,isagu.,ka dib ayuu ka baxay gudaha dalka Itoobiya, markaa labadooduba,sidaas ayey uga baxeen madaxdii qoomiyada Oromada hogaamisa ama madaxda dhanka siyaasada Oromada ku hogaamisa.Joohar taageeradii faraha badnaa ee Oramada lahaan jiray waxay hoos u dhacday markii lagu eedeeyay inuu xisbiga PP barwaaqo tageerayo joohar. Waxayna dibadda ka wadayaan hawlgalada ay kaga soo horjeedaan dawladda Raysal,wasaare Abiy ee Itoobiya. dhaqanka Itoobiya cida ka soo horjeesata dawladda Itoobiya ee dibada ka soo mucaarida gudaha culays ayaa la saraa.Itoobiyana wali dhaqankaasi wuu ka sii jiraa markaa mucaaridkii itoobiya oo dhan ayaa ka wada yaacay Itoobiya iyo Adis’ababa. Itoobiya kama jirto saxaafad madax-banaan iyo mucaarid madax-bannaan. Ofice baraarugnews.baraarugnews@gmial.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here