Ciidanka Tigrayga oo dagaal rogaal celis ah ku qabsadey magaalooyin hore uga qabsadeenciidanka Eriteriya

0
214

Itoobiya,(baraarugnews.net)-Ciidanka maamulka Tigrayga ee dagaalka kula jira dawladda Raysal,wasaare Abiy Axmed ee Itoobiya iyo dawladda Iriteriya oo gacan ka siinaysa dagaalka dawladda faderaalka Itoobiya kula jirto Digrayga ,kana barbar dagaalamaysa ciidanka Itoobiya, ayaa ciidanka Tigraygu waxay dagaal rogaal celis ah ku soo qaadeen maanta magaalooyin hore uga qabsadeen ciidanka dawladda Eriteriya oo maalmihii ugu dambeeyay Digrayga ka qabsaday magaalooyinay dib looga riicamay ciidanka maamulka Digrayga. Magaalooyinka Ciidanka dawladda Eriteriya ka qabsadeen Digrayga waxa ka mid ahaa Sheraro,shire, magaalada labaad ee ugu weyn magaalooyinka tigrayga oo lagu magacaabo Adigarayt oo ah caasimada labaad ee maamulka Tigrayga, Zalambessa,Aksum iyo Alamata, oo hore ciidanka Eriteriya uga qabsadeen Tigrayga ,balse weerar rogaal celin ah oo maanta ku soo qaadeen maamulka Tigraygu waxay dib uga qabsadeen ciidankii eriteriya.iyagoo Tigraygu cagta mariyey ciidankii Eriteriya, dibna uga caydhsaday Ciidankii Eriteriyaanka, gacantoodana mar labaad ku soo celiyey magaalooyinkii Eriteriya hore uga qabsaday Digrayga.magaalooyinkaas. ciidanka Meesha haystay ee Eriteriya waxay ku sameeyeen inay ka joojiyaan gurmad soo gaadho markii ciidanka Itoobiya oo Joogay magaalada Aiga arbush yar oo dagaal ah ayey ku sameeyeen Tigraygu ciidankii Abiy Axmed ee jooga Aiga ka dib ayey Eriteryaankii la kaceen.

EMIAL.baraarugnews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here