Xil Guruuje ” xaal iyo apologize ” .

0
1095

” xaal iyo apologize ” .

Habeen dhawayd ayay hablo ka mid ah dadkii isoo doortey igu casuumeen xaflad hotel xayaad , xafladii oo aanan waxba kala socon Qaban qaabadeeda ayaa maqribkii la igu wargeliyay in la keeney askar police ah , ka dibna waxaan ku wargeliyay in xafladda la iska joojiyo si aan Muranba u imanin ,ana waan iskaga joogey , waxaanan hawadda u mariyey qoraal aan ku raaligelinayay hablaha I casuumey .

Hadaba wixii ka dhacey hotel xayaat oo ahaa gef sharci darro ah oo aniga la iila jeedey , waxaan ka raali gelinayaa ,hablaha xafladoodii xooga lagaga joojiyey , Xildhibaanadda xasaanada leh ee goobta joogey , hoteelka xayaat iyo guud ahaan shacbigga warkaa xumi gaadhey ,waxaanan leeyahey walaalayaal dhamaantiin xaal iyo apologize IGA gudooma , iskama raali ahaada . aniguna xumaantaa la iila badheedhey waxaan u leeyahey dul madaximo oo aan ku qaado aniga ayaana iska raali geliyay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here