Xaalada Nabedgelyadii Somaliland oo faraha ka sii baxaysa &Ciidamo gadoodsan ayaa maanta Xoog ku qabsadey xafiiskii Badhasaabka Gobolka Saaxil

0
409

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Cidamada Police Magaalada Berbera Ayaa Maanta Isku Weer Ka qabtay Xafiiska Badhsaabka Gobolka Saaxil Waxaan Dhamaan Loo Diiday In Cid u Gudubto Xafiiskaasi , Waxaa Ciidanka Dhamaan Fadhiyaan Wadooyinka Gala Xafiiska Kuwa Lugta Iyo Kuwa Gadiidka Maraan ,
Xaaladan Xafiiska Taala Ayaa Timi Ka Dib Markii Qof muruqmaal Ah oo ka Tirsan Ururka Xamaaliinta Dekeda Berbera uu ku Dhex Dhaawacmay Ka Dib Wiish Ku Dhacay , Dhawacaasna Uu u Dhintay Sida Ay Sheegayaan Qoyska Uu Ka soo Jeedo Marxuumka Alle Ha Naxariisto ,
Marxuumkan Ayaa Alle Ha Naxariiste Dhintay Ku Dhawaad 6 Cisho Ka Hor Ilaa Xiligaan Aan Wali La aasin iyadoo La isku Haysto , Marna Meydkiisa Loo Qaaday Magaalada Hargeysa si loo soo baadho

Wax War Ah Kama Soo Bixin Qoyska Marxuumka Iyo Shirkada Dp World Iyo Badhsaabka G Saaxil

Xigasho: Suxufi Sidiiq Carab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here