Waraaqo fadeexad iyo ceeb laf-jab ku ah maamulka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka soo baxay xafiiska Wasiir Maxamed Kaahin

0
56

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Waraaqo fadeexad iyo ceeb laf-jab ku ah maamulka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka soo baxay xafiiska Wasiirkiisa arrimaha gudaha Maxamed kaahin axmed.