Waalidka Ubadkoodu dhigto Jaamacadda Barwaaqo Oo Saxaafadda La Hadlay

0
482

Waalidiinta ardaydoodu dhigtaan Jaamacadda Barwaaqo ayaa saxaafadda u sheegay in aanay waxba ka jirin eedaha ka dhanka ah dhaqanka Soomaalida iyo Diinta Islaamka ee laga faafiyay Jaamacadda Barwaaqo.

May be an image of 6 people, people sitting and indoor

Waalidkan iyo arday jaamacadda dhigata ayaa ku dooday in sumcad dil lagu sameeyay islamarkaana ay Cabdimaalik Coldoon oo dhawaan la xidhay la tiigsan doonaan Maxkamad, islamarkaana eedaha u arkaan kuwo ka dhan ah Qarannimada Somaliland.
Joy Isa Oo Somaliland iskaga baxday
“Coldoon maxkamad baanu la tiigsanaynaa, Hablahayaga sumacaddooda ninkaasaanu u haysanaa,” ayaa ka mid ahaa hadalka waalidiinta
Xukumadda Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Arrinta Joy Issa
May be an image of 5 people, people sitting, people standing and headscarf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here