“Nambarka 1-aad Ee Siyaasadda Hogaamin Doona Dhalinyaradda Mustaq-balka Beesha Habarjeclo,Waa Aniga.. “

0
975

Hargeysa,(baraarugbews net)-“Kani,waa Gudoomiyaha Gudi-hoosaadka aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Mustafe Axmed ee inta badan qabta kulanada ugu halista iyo khatarta badan weeye Mustafe-yare ,madaama tahey baadhis masuul awood askar,shaadh dawladeed iyo mid lacageed-ba haysta oo afrikaan sharci iyo nidaabka u haysta mid xisbibiyo cid gaar ah u haya oo aan hayn mid bulsho aamisan yahey markaad eegto hab-dhaqanka xukuumada uu gadhwadeenka yahey Madaxweyne Muuse Biixi uu u xushay wasaaraddaha iyo hayaddaha kala duwan .nidaabka ka jira aad mood innuu magacaabey dad ficiltan iyo wax iska celintu ku badan tahay,laakiin ma jiro masuul kaliya oo Muuse Biixi ugu soo xulay aqoon Wasaarad iyo hayadihiisa xuukamadiisa maanta majirto. Inkastoo macruufad hore laheyn aniga iyo Xildhibaan Mustafe Axmed,,laakiin siyaasad ahaan iyo mamda ahaan waanu kala duwanayn murashaxa iyo xisbiga uu la socday ee kulmiye.markaa arragti kala duwanaan’shaha mamda aqoon sidaas u badan kamaan haysan shakhsiyadiisa,laakiin dad is yaqaan ayaanu aheyn oo wax sidaas u badan kamaan haysan naftiisa xildhibaan mustafe. Guddidan uu madaxda u yahey ama Guddoomiyaha xildhibaan Mustafe xaqiiqdii mudanayaal .inkastoo da’ahaan uu yar hahey,laakiin astaan walax hogaamiyeed way ka muuqataa mustafe sababtoo ah maanta oo aan kula kulmay huteelka Casow ee Hargeysa mudo yar oo aan la hadlayey waxa iiga baxay inuu yahey nabarwan qofkii dhalinyaro ah ee xil haya ee mustaq-balka hogaamiyaha siyaasada habarjeclo ee aan is idhi talo iyo isky wad-ayuu leeyahey markaa in yar ayaan mustafe la taagnaa waxyaabihii aan waydiinayey waxa iiga soo baxay inuu yahey qof dhagaysi wacan iyo macno ahaan garanaaya dadka uu matelo qancin shakhsiyadeed oo aan aheyn tii wax bixin aduunyo anigu kama hadlayo,la dhaqanka weeye.qaar ayaa moodi doona inuu aduunyo i siiyey maanta ay keentay in aan qoraalkan qoro,balse aniga oo difaacin naftayda,laakiin dhaqankayga maaha in qof shilimaan ka qaato.ilahey ayaa og in hadalkooban oo yar na dhex marey isla qoobtii hadalkiisa iyo habka dhagaysiga hadalka erayo badan oo marka astaamaha hogaamiyaha lagu xusho ka mid ah. Laakiin qofka madaxda sida uu dadkiisa u dhageysto waa qayb ka mid ah astaamaha hogaamiye umadeed weeye Mustafe. xildhibaan Mustafe inkastoo cid kale iigu qornaa shalay waxa lay sheegay inuu yahey Beesha talada hogaanka Dhaqanka guud ee habarheclo,balse waxa aan uga socdaa dulucda qoraalka dhalinyarada Somaliland iyo waliba madaama siyaasadeenu ku salaysan tahey codka qabiilkiisa iyo mid kasbasho dad Gudoomiyaha Guddi-hoosaadka Golaha wakiilada somaliland Xildhibaan Mustafe Axmed waa shakhsiga 1-aad ee aan u calaamadiyey hogaamiyihii jiilasha dhalinyarada hogaamin doona ama ka arimin doona masiirka siyaasadeed ee beesha Habarjeclo.dulqaad,odaynimo,laakiiñ waa in yar oo aan ka dheehaney maaha fuul qiimayn. Waxa qoray Iidiris Saleebaan Office÷caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here