Muxuu yahey ujeedada kulanka dhex-maray Cirro iyo weftiga Yurub?

0
120

Hargeysa'(baraarugtv.com)-Waxa aan galabta hoyga aan ka degganahay magaalada Hargeysa ku qaabilay wefdi ka socday dalka Norway oo ay hoggaaminayso Danjire Heidi Johansen oo ah Ergayga waddanka Norway u qaabilsan arrimaha nabadda iyo wada-hadallada isla markaana uu la socday Mudane Casten Carlsen oo ah sii-hayaha Safaaradda Norway.


Si guud, wefdiga waxa aan ka wada hadalnay xaaladaha siyaasadeed ee uu guud ahaan dalku marayo iyo xalkii laga gaadhay khilaafkii siyaasadeed ee cakirnaa ee muddada soo jiitamayey, sida oo kale waxa aan si rasmi ah ugu caddeynay mawqifka aan ka taagannahay arrimaha wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here