“Musharax Cabdiraxmaan Cirro Way adag tahay inuu somaliland madaxwayne ka noqdaa. waayo…”

0
234

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbi xaakimkabkulmiye Xabdicasiis samaale ayaa sheegay in xabdiraxmaan cirro aanu noqonayn madaxweyne somaliland,waxaanu yidhi.

“Musharax Cabdiraxmaan Cirro Way adag tahay inuu somaliland madaxwayne ka noqdaa waayo waa laga dhooqeeyay, innaad askari ka soo baxdaa ama Milteriga ceeb maaha”

“Anagu cabdiraxmaan cirro caayi mayno waxaanu aragnaa qof soo Hogaamiyay baarlamaanka somaliland furtay xisbi waddani la yidhaahdo, laaakiin waa laga dhooqeeyay Oo laga Ceebeeyay Oo way  adag tahey in Somaliland madaxwayne inuu ka noqodaa”..sidaa ayuu yidhi Gudoomiye xisbiga kulmiye cabdicasiis Samaale.