Mulkiilaha Shirkadda Asli-maydi Barkhad wuxuu ka shaqaynayey Siddii Muuse Biixi u fuulilahaa kursiga Madaxweyne-nimada.Faysal Abokorna Wuxuu dagaal ugu jiray in muuse Biixi Fuulin Kursiga madaxweyne-nimada Somaliland

0
285

Faysal Abokor wuxuu ka soo hor-jeeday innuu Madaxweyne uu noqdo Muuse Biixii.Barkhad Xasan-na
wuxuu ka shaqaynayey Innuu Kursiga Madaxweyn-nimada u fuulilahaa Muuse Biixi. Markaa miyay Yihiin
Laba Nin Oo Siman? Hargeysa,(baraarugnews.bet)-
“Labadan nin ee kala ahmulkiilaha shirkadda Asli-maydi Barkhad Jibriil Xasan iyo faysal
Abokor Xasan, waad aragtaan nin-na dalka iyo xusbiga kulmiye ayuu kabeen ugu jiray
Barkad jibriil xasan. Faysal Abokorna xisbiga ucid ayuu kabeen-dhar u ahaa. Faysal wuxuu ka
soo horjeeday Muuse Biixi ee xisbiga Kulmiye u sharaxnaa. Caaqil Faysal Abokor wuxuu ka
soo horjeeday innuu Madaxweyne uu noqdo Muuse Biixi Cabdi.Barkhad-na wuxuu ka Shaqaynayey, siddii uu Kursiga Madaxweynimada u fuulilahaa Muuse Biixi. Markaa miyay
yihiin laba nin oo siman?. Lacag iyo aduunyo ayuu ku bixiyey kabaynkii Muuse Biixi lagu soo
sarayey xilligii uu sharaxnaa, kaasoo tacab iyo maal-ba galiyey Madaxweynaha maanta ee
Muuse Biixi Cabdi. Faysal Abokor Xasan-na wax uu dalka galiyey ma jirto dan guud iyo dan
gaar ah-ba. Wuxuu Caaqil nimadii uu iska casilay mar la waydiiyey lacag danyartu laheyd
ayuu is ka casilay caaqilnimadiina. Markaas ayuu tahriibay oo dibadda tegay. Walina wax
sharcigii weynaa wali kamuuq aadan Yurub, ee wuxuu ku yimi sharcigii yaraa, taasoo sabab
u aheyd caasinimada uu ku jiro. Faysal Abokor Xasan wuxuu dalka keenay, siday sheegtay
wasiirka wasaarada deegaanka iyo reer-miyiga Shikri Boondaro Waxay cadeysay innuu
Faysal Keenay raga cadaanka ah. Wasiirku siday ka sheegtay warbaahinta wuxuu ugu
sheegay raga iyo dumarka cadaanka ah sifo ka duwan wixii ay sameeyeen ee ay kula kaceen
mulkiilaha shirkadda Asli-maydi Barkhad, taasina waxay muujinaysaa in dad sifo-sharci daro
ah ku soo galay Somaliland oo babal qiyaamo ah uu ka dambeeyay Faysal, kuna kacay
talaabo qaayin wadan ah. Nimanka noocaas ah miyey isku mid yihiin ama la is barbar-dhigi
karaa?.Barkhad wuxuu shaqaale abuur u sameeyay toban kun dhalinyaro ah oo reer
Somaliland. Wuxuu sameeyay ceelal biyood oo ugu deeqay dad reer miyiga Goboladda
Somaliland. Wuxuu sameeyay Cisbitaal Saddex dabaq ah, wuuna qalabeeyay. Somaliland-na
kuma yaalo dhakhtar la mid ah ilaa shaqaalaha ka hawl-gala, isagaana maalgaliyey. Gobol
kasta oo Somaliland ka mid ah ayuu Barkhad maalgashadey.Ganacsi balaadhan oo gude iyo
dibadna ahna wuu sameeyay. Dadka danyarta ah, iyo kuwa caafimaad daro haysana ee
danyarta ahna wuu caawiyaa. Danta guud ee Somaliland-na wuuu ka shaqeeyaa. Waxaan u
sheegayaa Madaxweynaha iyo xukuumadda Kulmiye in ay sharciga la saaro ninka kenay
gaalo beena oo basasiina, sharciga hala-wafaji ayaan odhan lahaa. anigoo ah ugaas
mahiigan ilxidh.” Sidaa ayuu yidhi Ugaaska Guud ee Somaliland Ugaas Axmed Saleebaan Il￾

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here