Maxaa ka qabsadey Shirkadda Dahabshiil shirkii Ganacsiga ka dhacay London

0
90

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Shirka oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 20 waddan oo lagu qabtay #London ayaa BBC ka wareysatay , waxana uu ka waramay doorka ganacsatadda ee ka hortaga cunto yaridda iyo kaqayb qaadashadda .
Faahfaahin ku saabsan waraysiga halkan ka dhagayso.
#Dahabshiil #GlobalFoodSecuritySummit #africasglobalmoneytransfer