Magaalada Laascaanood Waxa Haysta Ur ka Imanaaya Rag Lagu Guray Oo Beesha Muuse Abokor!

0
146

Burco,(baraarugtv.com)-“Haddii xaq, cadaalad iyo dal jacayl ka tahey Beelaha Jeeganta abuurtay cudur safmareen laayey oo dhimasho iyo dhaawac wada sirirsan ka dhigay beesha Isaaq maanta.
waxay aheyd haddii ay badbaado umadeed iyo dal rabaan oo run ka tahey waxay aheyd horta in talaabo laga qaado lagana hor leexiyo shacabka,si dawo loogu helo cudurkan dilaaga ah.marka dadka laga badbaadiyo,ayay aheyd in la raadiyo xad iyo dhulka bulshada dhulbahante.laakiin Meesha Muuse Abokor gaar ahaan deegaanka Caynaba saqajaan iyo dulinimo dhoobi geel aanu laheyn sacad muuse amar ku siiyey ee rartey dameertaydii caqliga badan laheyn waxay aheyd in ka jabka keenay xilka laga qaado Muuse Biixi Cabdi,lagana hor leexiyo umadda,haddii aad cadaalad iyo xaq,dal jacayl dhab kaayahey beesha Habarjeclo iyo Habar,awal.waxa dalja ka dhacay,ciidan isaga hadalkiisa daa’ ayaa loo arki lahaa inaad nolosha shacabka,caruuraha,dumarka guryaha ka soo saarteen ee maatada maxasta aan caqliga laheyn.Laascaanood ayaa baqtigiinii ku wada lee’ateen idinkoo dirays laydiin xidhay.Maanta bal Muuse Abokorow maantana ma waxaad ku dhareerinaysaan hubkii iyo tiknikadii oo Oog taala ayaa naloo diiday Nuux taani cabanaysaa.bal doqontaas dhulbahante ku indha cas eega.hortabkanbku jabiyey iska sooveri,uba soo dir halkiisii dhirbaaxsho kaga tirso.ka dib haddii aad u baahan twhey ragga kale ee jaamac siyaad is arka.halay Buqdharkayn-geeyo.

W/q:-Wariye Cabdiraxmaan Saleeban

baraarugnews@gmail.com