Madaxweynaha Somaliland ma ka qayb gali doonaa Arooska Xildhibaanka Baarlamaanka soomaali ee jabuuti

0
195

Jabuuti,(baraatugnews.net)-Arooska inanta uu dhalay madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geellewaxaa berri lagu wadaa inay ka qabsoonto xaflad meher oo uu si weyn usoo agaasimay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle, maadama Gabadhiisa ay nolosha la wadaagayso Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (John), Ma Runbaa in Madaxwayne Biixi iyo Madaxwayne Xasan sheekh Jabuuti U Tagayan Ujeedo isku Mid ah oo Lagu Wadda Marti Qaaday”Warar Aan La Xaqiijin Ayaa Sheegaaya in Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somalia Jabuuti u Tagayaan Marti Qaad Uga yimid Madaxwaynaha Dalkaasi  Ujeedadda Marti Qaadka ayaa Lagu Sheegay Meherka Inanta Uu Dhalay Ismaaciil Cumar Geele Oo Ka Dhici Doonta Dalka Jabuuti Xafladan Meher Oo La Filayo Inay Ku Kulmaan Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Somaliya  Sidoo kale madax kale ayaa lagu Casuumay Xaflada Meherka Gabadha Madaxweynaha jabuuti Hibaado Ismaciil Cumar Gelle iyo Xildhibaan saadaq Joon oo beri La Filaayo inay Ka Qabsoonto Dalka jabuuti. Waxaa Xusid Mudan in Maanta Madaxwaynaha Somalia Kulan La Yeeshay Safiiro uu ku jiro Safiirka Turkiga u fadhiya Somalia isaga oo ka Dalbadday in ay ka shaqeeyaan in Dib Loo Sii Anba Qaado Wadda Hadaladii Hargayaa iyo Muqdisha Ee istaagay Ma Cadda in Muuse iyo Hassan isla soo Qaadi Doomaan Arimaha Siyaasadeed ee Labada Dal iyo inay ku Koobnaan Doonaan Xafladda Dhaqanka ah Ee Lagu Marti Qaaday   Yusuf dool

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here