“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Guullo Taariikhi Ah Ayuu Maanta Gaadhsiiyey Muddadii Uu Ku Sugnaa Dalka Maraynkan.”

0
350

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Guullo Taariikhi Ah Ayuu Maanta Gaadhsiiyey Muddadii Uu Ku Sugnaa Dalka Maraynkan.”
Mareeyaha Dekedaha guud ee dalka Somaliland Said Hassan Abdilahi,iyo masuuliyiintii maanta ka qayb qaatey soo dhaweyntii weftiga hogaaminayey Madaxweyne Muuse Biixi ee dalka dib ugu soo noqday.
Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Cabdillaahi oo barta uu ku leeyahay baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee facebuugiisa ku baahiyey qoraalkan aanu ka soo xiganay xafiiska wararka ee shabakada caalamiga ah Baraarugnews.net xafiiskeeda magaalada Hargeysa, ayaa u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo guullo Taariikhi ah ayuu maanta gaadhsiiyey shacabka Jamhuuriyadda Somaliland Muddadii uu ku sugnaa Dalka Maraynkan ayaan kala qaybgalay soo dhawayntiisa qaybaha kala duwan ee bulsho-weynta reer Somaliland.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here