Kala-fadhigii 8aad oo maanta u furmay Golaha wakiilada Somaliland

0
40

Hargeysa,(baraarugrv.com)-fadhigii 5aad ee kalfadhiga 8aad ee Golaha Wakiiladda JSL oo uu shirgudoominayay gudoomiyaha golaha Md Yaasiin X Maxamuud Xiir,isla markaan xildhibaano ayaa badankoodu iska soo xaadiriyeen fadhigii maanta.