Joy Isa Oo Somaliland iskaga baxday

0
691

Joy Isa oo ah Gudoomiyaha Jaamacada Barwaaqo ayaa dalka ka baxay galabta ka dib markii baraha bulshada aad loogu falanqeeyay Shaqada rasmiga ah ee ay qabato.

Haweenaydan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Nayjeeriya, ayaa galabta waxa madaarka geeyay Maamulaha Dugsiga abaarso oo ay wada shaqayn dhaw leeyihiin jaamacada Barwaaqo.

Dugsiga Abaarso iyo Jaamacada Barwaaqo ayaa labaduba ku yaala meelo ka baxsan magaalada hargeysa gaar ahaan dhinacyada Waqooyiga iyo Galbeedka.

@ wariye Maxamed Kuraase

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here