“Hadduu Maantaba Timir i Cayaayo.Ma Nimankii..”

0
137

Hargeysa'(baraarugtv)-“Tacab ba’ay dheh. hadduu maantaba timir i cayaayo. ma nimankii aanu shalay soo furanay ayaa maanta na eedaynaya. Saraakiishaasi markii aanu la kulanay waxay nagu yidhaaheen Dawlada ayaa nasoo dirtay oo wasiirka arimaha gudaha waanuu diidnay in aanu la kulano oo madaxwaynaha ayaanu hor fadhiisanay oo aanu u sheegnay in jabhadaasi aanu soo xaraynayno”ayuu yidhi Xildhibaan Xasan Ogaal oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here