Guruuje “Tabcadii Farxaan iyo Siciid tiih imey geline,”

0
691

W/Q Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

” kaftanka maanta,

saw tunkay ka leefeen ilmadda Laguma taandhaynin ” .

Sidaan ahey tigrey shaley markii la I tagliifaayey ,

Tv ga goortaan gartii toosan marinaayey ,

Tolaayayda goortaan lahaa taladda ii jooja ,

Waatay wasiiradda tadhahey tayda qariyeene

Tacabkayga waatey tireen Ina taseeyeene

Inkastooy I tuureen hadana maan tawaawicine

Tabcadii farxaan iyo siciid tiih imey geline

Inkastooy I tuureen hadana taa kaamaan cabane

Anba maan tawaawicin markay igu tigraarsyde

Tashigayga inaan aarsadaan taa gudoonsadaye

Tumaatidda markii aan la heley tacajabkii gaadhey

Saw tunkay ka leefeen ilmadda Laguma taandhaynin .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here