Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley

0
397
araarugnewswarbaahinta

Hargeysa,(Radi Baraarug.com)-Gudidda Qandarasyada Qaranka Somaliland, ayaa  manta daahfuray saddex mashruuc oo kaga dhawaaqeen magaalada Hargeysa.

Qadaraasyada ay manta daahfureen Guddida Qadaraasyada ayaa kala ah sidan:-

1.Biriishka Gobolka Gabilay

2.Daabacada buugaagta dalxiiska

Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley
Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley

Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley
Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley
Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley
Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley
Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley
Guddida Qadaraasyada Somaliland oo daahfuray saddex marshuuc Iyo Gobolka Gabiley

3.Gaadiid Kiro ah oo loo doonayo Wasaaradda H Caafimadka.

Qandaraasyadan Waxa ku soo tartamay 30shirkadood waxa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud Ee wasaaradda Hawlaha Guud dhulka iyo guryaynta,Enjineero ka socda Wasaaradda hawlaha guud, iyo masuuliyiin ka socota Wasaardda h. Caafimaadka Jsl.

Gudiddu waxay ubalan qaaday inay si caadalada ukala xuli doonto islamarkana

Si dahfurana usoo bandhigi doonto guulaytayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here