“Giire Wuxuu Ahaa Nin Banjarle Ah,Maantana Wuxuu Leeyahey Isbeer-baartis Tiro Badan.

0
320

Hargeysa,(baraarugnews.net)_mareeyaha shirkadda Dahabshiil guruub,Cabdirashiid Ducaale,ayas ka hadlay waxyaabaha la yaabka ah iyo dhacdooyon uu la kulmay “Waxa jira nin la yidhaahdo Giirre oo ganacsiga ka bilaabay Banjarle (taayirada gaadiidka banjariya àhaa),maantana wuxuu leeyahay Spare parts tiro badan Nasiibku Ganacsiga qayb ayuu ka yahay, lakinse waxa uu la yimiday Dedaal badan.ninkaas oo kale ku dayashuu mudan yahay.”ayuu yidhiMaareeyaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Ducaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here