Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Beesha Arab Oo Hargeysa oo xubno ka socda Dhig-teetarka Xooga ku haysta Dalka Uganda

0
250

Hargeysa,(baraarugnews net)-“Waxa dalka iman doona dhawaan wefti xaqiiqo raadin ah oo ka socda dalka Uganda.Waxaan bogaadinayaa dedaalada Xildhibaanada aqalka Golaha wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu ka mid yahey Xildhibaan Ranbow ee wadamadda caalamku ugu jiraan abuuritaanka xidhiidho adag oo dhexmara Somaliland.Waxay ka wadahadleen xoojinta wada shaqaynta labada Gole iyo wefti xaqiiqo raadin ah oo Somaliland iman doona.”ayuu  yidhi  wasiirka xukuumadda Muuse Biixi Cabdi oo qoraalkan oo laga soo diray xafiiska wasiirka beesha Arab  Ciise Kayd oo xafiiska guud ee wararka  shabakada Baraarugnews.net u soo diray ee somaliland.    Haddaba qoraalkan warka Wasiirka beesha arab oo ku wehelinayey Guddoomiyaha gudi-hoosaadka aqalka Golaha Wakiiladda Somaliland u qaabilsan  arrimaha dibadda xildhibaan Ranbow iyo xubno kale oo Golaha Wakiilada ah,ayaa ku soo beegmaaya xilli madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirkiisa arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Kornaylada maanta haysta dawlada Somaliland,ay wadaan qorshe ah siddii hogaanka madaxweynaha Somaliland mar-dambe gacantooda uga bixin maddaxdii iyo kornaylada wali nool ee ka mid ah hogaankii saraakiishii ururkii SNM iyo waliba kornayladii Dawladdii maxamed Siyaad Barre  iyo qorshe dheer ayaa jira oo Madaxweyne Axmed Siilaanyo noqday madaxweynaha Somaliland talo ku gaadheen in mardambe ururkii SNM dayacin  in gacantooda dambe ka bixib hogaaminta dawlada somaliland  Balse Muuse Biixi Cabdi  siduu qorshahaas u hirgalin lahaa wuxuu abuuray dad ciil godob siyaasadeed u haya beesha Habaryoonis iyo murashs xisbiga Waddani cavdiraxmaan cirro.Wasiirka arrimaha dibadda xukuumads muuse biixi u magacaabey Dr Ciise Kayd wuxuu ahaa xildhibaanadii dhacay doorashadii golaha wakiilada ee xisbiga waddani,isagoo dagaal dhex maray xisbiga waddani iyo wasiirka beesha arab Ciise Kayd Muuse Biixi wuxuu xushay mudooyinkii dambe dagaal ku jira walina dagaal beesha Hsbaryoonis ku jira iyo ciil garxajisba.  Xildhibaanka Madaxweyne Muuse Biixi,sida gaarka ah ula soo baxay ee Beesha Arab Xildhibaan Ranbow wuxuu qabaa gabadh Muuse Beeshiisa ah walina adeer u yahey ayuu xildhibaan Ranbow weeye. Sawirka muuqaalka siyaasada muuse biixi u jaheeyay waxa idiin soo vaxaaya astaanta dhigteetarka uu doonayaan inay waligood haystaan awood hogaanka dalka xiliga wasiir cadho beel hayso idin sheegaayo kaliye taliyaha Uganda xidhiidhkooda. baraarugnews@gmial.com or caarshe7@hotmial.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here