Eng Faysal Oo Madaxweyne Biixi talo ka siiyay Isku shaandhaynta

0
707

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa madaxweyne Biixi u diray farriin ku saabsan isbedelka la filayo in madaxweyne Biixi ku sameeyo xukuumaddiisa isaga oo ka jawaabaya guuldarradii doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannada oo mucaaradku kaga guulaystay.

Eng Faysal oo si kooban uga hadlay isku shaandhaynta laga filayo madaxweyne Biixi ayaa yidhi “Madaxweynuhu isbedelka uu samaynayo waxaan leeyahay guddaafaddii ha ka soo qaadan ee meel nadiif ah ka soo qaado.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here