Diyaarad Maraykanku Leeyahay Oo Berbera Timid

0
477

Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Cirka ee Maraykanka ayaa Madaarka magaalada Berbera todobaadkan ka soo degtay. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay hawlgalka ay u timid diyaaraddan laakiin, Mareegta Wararka ee Somalilandchronicle oo arrintan wax ka qortay ayaa tebisay in ay u muuqato in Maraykanku kordhiyay danayntiisa Somaliland lagana yaabo in ay arrintani xidhiidh la leedahay xiisadda ka aloosan Itoobiya.

Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaan wax jawaab ah ka bixin xidhiidho Somalilanchronicle arrintan kala samaysay.

 BREAKING – U.S. AIR FORCE TRANSPORT PLANE LANDS IN BERBERA AIRPORT

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here