Dil iyo qalalaase ka dhacay laasxaanood

0
181

Laascaanood(baraarugnews.net)-Waa arin mucjiso leh waxa laascaanood ka socdaa, dil joogto ah oo ku socda haldoorka iyo biri magaydada gobolka, Waxaan maqli jiray lama arag iyo lama maqal, Waxa Laascaanood ka socda ayaa ah sidaas.
Waa magaalo iska dhan oo dil ku wada xukuman, Waa dad qof waliba qalbiyan usii dhintay, inta aanay naftu ka bixin, Waa dad ay ku habsatay masiibo u gaar ah oo aan ilaa hada la ogaan halka ay salka ku hayso,
Waxaa u danbeyey Hadraawi Sangub oo xalay la dilay, waxa uu ahaa madaxda Xisbiga wadani, wuxuuna ahaa xildhibaanadii tirada yar ku dhacay ee Gobolkaas.
Waxaan maqli jiray Hashu maan kayga gadaye ma mansaar bay daaqday.”ayuu yidhi gudoomiyaha ururka waaberi Cataash.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here