Ciidamada Booliska Soomaaliya oo xabsiga u taxaabey nin reer Awdal ah

0
49

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xabsiga u taxaabay Mubaarig Cadow oo kasoo jeeda Beesha Samaroon kana tirsanaa Hay’adda Duulista ee Soomaaliya kaas oo ay goob wada deganaayeen Marxuum Abdinasir Dahable oo dhowaan Muqdisho lagu dilay.

Ninkan la xiray ayaa kamid ah dadka la tuhunsan yahay waxaana soo galay raadka baarista dilkii marxuumkaas.Shaqsigana wuxu kamid yahay xubnaha Xisbiga Kulmiye & Korneyl Biixi.