Caynaba hadii ceel loo qaday xaqbay u leeyihiin. qaar-baa moodaaya in ay Galmudug ku taal Malaa?

0
401
Caynaba hadii ceel loo qaday xaqbay u leeyihiin, malaha qaar baa moodaya in ay Galmudug ku taalo

“Caynaba hadii ceel loo qaday xaqbay u leeyihiin, malaha qaar baa moodaya in ay Galmudug ku taalo e…”
“Ceelkan waxay wasaarada biyihu dib u dayac tirtay maalmo ka hor, waa BANDAR WANAAG oo bariga Hargiesa ah iminkana dad iyo xoolaba way ka cabayaan.
Ceelasha Balimataan, Salaxlay iyo laba ceel ee Qoolcadday iyo Bandarwaanaag waxay ku jiraan liiska ceelasha dhaaadheer dalka ee 503-da ah waxayna ku yaaliin Koonfurta iyo bariga Hargiesa. Dhinaca BALIYADA ee koonfurta iyo bariga Hargiesa ; Qooldhuxulaale, Sabo-wanaag, Maxamed Daaud, Salaxlay iyo Lebisagale oo dacactir balaadhan lagu sameeyey.
BALIYADAA Qaarkood hadda way biyeysan yihiin oo waaba laga cabaa. Waxaa jira Bali Cusub oo Inaguuxaa iyo Baxadhamal u dhexeyaa oo hadda farta laga qaaday.
Caynaba hadii ceel loo qaday xaqbay u leeyihiin, malaha qaar baa moodaya in ay Galmudug ku taalo e…”ayuu yidhi Wasiir Cali Mareexan oo u jawaabay Xildhibaan Guruuje ayaa sidaasi yidhi,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here