Cali mareexaan ayaa i siiyey daroogo iyo qaad fujus ah oo aan..”

0
146

“Cali mareexaan ayaa i siiyey daroogo iyo qaad fujus ah oo aan waligay cunin.ka dib ayuu wariye u yeedhay.wuxuu igu yidhi cay oo u jawaab Suldaan Guuleed Mirre.anigu caaqil ma ihi,markaa qoladayadii Reer Yoonis busaarad xun oo nagu dhacday iyo hunguri xumo ayaa meel kasta na galinay.markaa lacag yar oo lay siiyey ayaa sabab u ah inaan Suldaan Dubad Qaal guuleed wax ka sheego.raali ha iga ahaato suldaan guuleed iyo beesha habarjeclo.imika ayaan ogaadey in lay-wajaley”.ayuu yidhi Mursal oo wariye Muuse Case Radio Baraarug.Com la hadlay