Ugaaska Guud Ee Somaliland Axmed Saleebaan Oo Ka Hadlay Jabhad Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Gobolka Togdheer Iyo Buuhoodle

0
887
“Beesha habrjeclo Jabhada Laga Sameeyay Deegaanada Gobolada Togdheer Iyo Buuhoodle Waxa hogaaminaaya Kornayl Doolaal…..”
“Beesha habrjeclo Jabhada Laga Sameeyay Deegaanada Gobolada Togdheer Iyo Buuhoodle Waxa hogaaminaaya Kornayl Doolaal…..”

“Beesha habrjeclo Jabhada Laga Sameeyay Deegaanada Gobolada Togdheer Iyo Buuhoodle Waxa hogaaminaaya Kornayl  Doolaal…..”Axmed Saleeban (Ugaas Mahiigaan).

“Beesha habrjeclo Jabhada Laga Sameeyay Deegaanada Gobolada Togdheer Iyo Buuhoodle Waxa hogaaminaaya Kornayl Doolaal…..”
“Beesha habrjeclo Jabhada Laga Sameeyay Deegaanada Gobolada Togdheer Iyo Buuhoodle Waxa hogaaminaaya Kornayl Doolaal…..”

“Anigoo ah Ugaaska Guud ee Somaliland Axmed Saleebaan (Ugaas Mahiigaan},. Waxaan halkan kala hadlayaa shacabka Gobolada bariga Somaliland gaar ahaan bulshada deegaanada Togdheer iyo Buuhoodle. Waxaan leeyahay Jabhada laga sameeyay deegaanada Gobolka Togdheer iyo Buuhoodle waa jabhad xaq u dirir ah. Waana waajib in la difaaco Kornayl Jaamac Maxamuud Doolaal.Gobolka Togdheer  waxa jirta raxan Wasiiro ah oo Madaxweyne Muuse Biixi u soo diray Kornayl Doolaal iyo  gobolada bariga Somaliland. Salaadiinta, cuqaasha iyo Guddida guud iyo waxgaradka beesha Habarjeclo waxaan ugu baqayaa in aad manta haysataan jaanis aad u weyn, markaa ha baylihinina jaaniska manta idin horyaala ee loo soo diray raxanta Wasiiradda ee Muuse Biixi u soo siday Beesha Habarjeclo. Ha ka hadlina oo kaliya arrinta Kornayl Doolaal ee waxa loo baahan yahay inaad ka hadashaan xaqii ka maqnaa Gobolada bariga Somaliland gaar ahaan Gobolka Togdheer iyo Buuhoodle iyo darajadii Kornayl Doolaal, xaqdaradii laga galey. Waa in Kornayl Doolaal la dalacsiiyaa, loona dhiibaa Jananka ciidanka militariga Somaliland Doolaal. Hana ilaawina in Boqon Cismaan Aw-maxamuud Buur-madow innuu dalka Somaliland ka maqan yahay, loona ogolayn innuu dalka Soo galo. Iyadoo reernimo lagu diidan yahay, waxaana madaarada dalka  Somaliland Boqor Buur-madow loo dhigay waaran qabasho ah  in la qabto oo Muuse Biixi ayaa xidhaaya Sababtaas ayuu Boqor Buur-madow manta dalka uga maqan yahay, mana iman karo. Waxaana loo diidan yahay Habar-jeclo ahaan.  Hana ilaawina in Huteelkii Hargeysa Kalaab in Muuse Biixi ka qaaday Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale. Maaha guri laga qaaday beesha Habarjeclo ee waa guri laga qaaday qaran. Huteelka Migsin  iyo huteelka ku yaal geedhka shaqaalaha dawlada ayaa leh, waxaana haysta laba nin oo ilmaadeer yihiin  oo  beesha Madaxweyne Muuse Biixi  ee Sacad Muuse ah ayaa haysta maxaa looga qaadi waayey iyagaba?dhamaan waxaan ugu baqayaa Salaadiinta, cuqaasha, Guddida iyo waxgaradka in aad meel uga soo wada jeesataan xaqa iyo xaquuqda Gobolada bariga Somaliland. Kana digtoonaada inaadb yeelataan qaar dawlada u guul wadeeya inaad noqotaan. Nabadgelyadana ha la ilaaliyo,iyadoo ka fiirsan wayda mooyee. Ina-sanweyne wuxuu yidhi. Gari sodogna mataqaan, Seedina mataqaan ee ilahay ayey taqaan. Wasiiradda Muuse Bixii uu soo diray ha is odhinana waa wasiiro Habarjeclo ah ee xaqa ka hadla. Ilahay ayaa mahadleh.”sidaa waxa yidhi Ugaas Axmed Saleebaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here