Akhri Sirta:-Wasiir Hanbo Oo Jawaano Lacag Ah U Sii Jiidanaaya Gobolka Togdheer &Qiimaha Iibka La Kala Siisanayo Kalyaha Bulshada Burco

0
323

Burco,(Baraarugnews.net)-Beesha habarjeclo ma ka badbaadi doontaa shakhsiyaadka qarsoon ee isu-abaabulaaya siddii hanti lacag uga dhax-sameeyaan ama shaqadaas Wasiiro Aw-kiroolayaal iyo qaar Islaamo iyo abayuus lagu hayso magaalada hargeysa inay isku dusho dhex-dooda.Wasiirka Wasaaradda Biyaha maamulka Muuse Biixi cabdi Cali Mareexaan ayaa xalay lacagtii ugu badnayd Muuse Biixi Cabdi muddo dheer ururinayey dhaqaalihii lacagtii dalka meel ay qabatey ay la’ayeen shacabka Somaliland.ma og tahay in dhaqaalihii la is waydiinayey muxuu Madaxweyne marshuuc uu dalka ka fuliyey ma jirtee ma wuxuu ku shubtay akoonada Jabuuti iyo su’aalihii faraha badnaa oo jawaab sax ah  u la’ayeen bulshadu. Waxa keenay busaarada ku dhufatey abaartiii xilligii Madaxweyne Muuse Xilka kala wareegay Axmed Siilaanyo, ayaa maanta wajigii kobaad Muuse Biixi ku aftaxay Wasiirka Biyaha Cali Hanbo.Wasiir Hanbo Madaxweyne Muuse Biixi, wiilka qoyska Madaxweynaa ka tirsan Cabdi Aar Ee Sagaljet iyo walina rag kale oo arrimo la xihdiidha saameyn innuu qoraalkan ku yeesho uga daynay magacyadooda ka baqaaya inay kala wareegaan Guriga fooqa dheer ee baaxad leeg huteelka damal ee Dahabshiil hantida uu dhacay kaga dhistay xagga dambe Huteelka Maansoor ee Jigjiga Yar-yar jahada dhanka galbeedka kaga soo jeeda Maansoor ee beesha ay degto xaafadda Madaxweyne Muuse Biixi ka  bad-baadsanaaya,innuu siddii Alle ha u naxariisteee Sarkaalkii Cismaan Cismaan dacas uga qaadey beertiisii xaafadaas ku lahaa wakhtigii wixii la odhan jiray dawaladdii Siyaad bare xitaa lahaa,xooga lagaga qaadey in isna circa loo dir, xisaabad kale loo aqriyo  ina googaarka hadh cad yar iyo wayn xitaa mujaahidkoodii siilaanyo dhiig dhadhansiiyey ilaa halgankii Gudoomiyaha SNM uu ahaa, dhafoorka xabada kaga qaban jiray ayaa u taahey qofyada xaraanta ah ee Wasiirka Biyaha Cali Banbo. Wasiir Cali Hanbo ayaa saacadaha soo socda ku sii wajahan magaalo madaxda Gobolka Todheer ee Burco. Wuxuu sitaa shandado ay ka buuxaan lacago xaraan ah, siddii uu Mustaq-balka Ubadkiina Kalyaha iyo noloshooda  ku soo Iibsado Mijo qaadka caleenta cagaaran, maan-dooriyaha ah ee qaadka loo yaqaan. Beesha Habarjeclo  gaar ahaan Maxamed Abokor caqli iyo garasho ma leedahay ay kaga badbaado shir-qool ay fulinayaan dad iyaga ah laakiin lagu xidhay mashiino ramuud rag aqoon iyo siyaasad fog ka fekeraaya mustaq-bal dheer, garashada iyo xeel dheerayaal hagayaan ku amray inay fuliyaan rag Islaamo jan-jaamiyeen, qalfoof sawir madhan, xijaartana loo kala wareejiyey wakhtigii lagu xaraystay huteelka buurta kala jeexan lahaa tababar ayuu Madaxweynihii xilligaa kursiga ku guulaystay Muuse Biixi ku soo siinayaa yaa xasuusta wakhtigii Golohii wasiirada cusbayeen Xukuumadda Muuse biixi?Wasiir Cali Mareexaan Xilka dadka Wasiir Hanbo faqa gidaarada iyo luuq-yada madow ee dhaqan-xumada uu ka wado dadka taladiisa madhan diida innuu dhibaateeyo marshuuc lacageed ku soo qaatey, una qaabilsan yahey dhanka shir-qoolada. Haddaba waxa warkana bixiyey oo u sheegay rag beeshiisa Reer Yuusuf ah oo uu ku amray inay soo racaan ama tageeraan Wasiir cali Mareexaan dagaalka uu kula jiro beesha Reer raagge iyo aar-goosiga uu kaga tirtiray xukuumadda Madaxweyne Guddoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi.

Raggii loo diray wax aka mid ahaa rag reer galbeed inta ugu dhaw dahay Boorama ayaa gurigii siddii Cilaaj oo kale lagu guray Iraabka lagu siinayey wax aka mid ah Odayga Sagaashan Jirka ah ee beel aanu maanta doofaar uu ka yahay agtooda intuu kuwa xiyaarta u kala jeediyey Telifeeshankooda ka soo dubaan idinka dhigo wax caadiya weeye. La soco haddii hawshu ii dhamaanto lacagta cali Mareexaan loo dhiibay ee Burco lagu yidhi hawlaha kaga soo fuli. Qorshaha sida u kala miisaan weyn yihiin mashaariicda Kalyaha bulshada Burco loogu dhiibay siddii uu u soo iibin lahaa habarjeclo iyo habaryoonis,ciise Muuse waslad, cabade Arab Jeex. Haddii ii dhamaanto xogta aan ku guulaysto inkastoo caqabada ugu weyn tahay mucaarid khimrad la’aan sirdoon la’aan aqoon xumo naga hayso dhanka waxa sheegta hogaamiyaal mucaarid caawinta xogta sidii gacan uga siin lahaayeen warbaahinta ma jirto siddii xiligii kulmiye mucaarid ka ahaa oo kale u shaqaynaaya rag, haween garab dhalinyaro iyo xafiisyada masuuliyiinta xarunta Hargeysa u qaabilsan Gobolka Maroodi-jeex ah ma jirto. waxa qoray Axmed Saleeban ayaa qoray arragtida Xorta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here