dadkii ka qayb-galey shirkii Faysal Cali Waraabebe u dooranayey Guddoomiyaha Ucid iyo marti sharaftii uu ku marti qaadey maalintii dhaweyd shirkii UCID haraad ayaa layn-gaadhey,waa ninka xabad yar kun

0
337

Hargeysa,(Baraarugnews.net)- “waxaan doonayaa innaan maanta arrin yar oo dhacdo maalin dhaweyd aan kalabkulmay shirkii xisbiga Ucid ee dib loogu doortey Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe ee huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Nin aanu sxb nahey ayaa ii keenay kaadhkii shirka ucid oo saaxiibkay igu yidhi dad keen ayaa laygu amray ee i astur,noona buuxi shirka xisbiga UCID.dadkii ka qayb-galey shirkii Faysal Cali Waraabebe lagu doortey Guddoomiyaha Ucid iyo dadkii doortey iyo marti sharaftii uu ku marti qaadey Faysal Cali Waraabe haraad ayaa layn-gaadhey,waa ninka xabad yar kun iyo shan boqol ama laba kun iyo badh biya ah siin waayey ayaa cid u soo baxaysaa. Oo halkaas isa-soo taageysa xabad u ridatlysaa ma jirto.”sidaa waxa yidhi ugaas Axmed saleebaan shide ilxidh (uga

as mahiigan).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here