Maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil Abdirashiid Ayaa Taleefka Kula hadlay Deeqa Somtel

0
166

Garoowe,(Baraarugtv)-“Deeqa Somtel, waxaa la guddoonsiiyey Gaadhi, Lacag, billad sharaf iyo Iphone-kii u dambeeyey. Sidoo kale waxaa laga dhigay shaqaale rasmi ah, iyadoo heshay shaqo joogta ah iyo dallacsiin.

( ) isaga oo ugu hambalyeeyay dadaalka iyo sida ay uga go’antahay u adeegidda dhammaan macaamiisha meel kastay joogaan.

Somtel sharaf weyn ayay u tahay in Deeqi la shaqayso oo ah inan haldoor ah.
Waxaanu ku faraxsanahay in galabta xaflad mahadnaq, shaqo dalacsiin, iyo abaal marino kala duwan ah la gudoon siiyay #DeeqaSomtel kartideeda iyo sida ficil keedii wanaagsanaa dad badan u siiyay dhiiri gelin dhinacyo badan leh.
!
#Somtel #DahabshiilGroup #deeqasomtel
Somtel