Beelaha daarood iyo puntland oo weerar gaadmo ah ku qaadey ciidanka somaliland

0
109

Laascaanood,(baraarugtv.com)-Ciidanka Somaliland ee ku sugan aaga Goojacade guuto halkaas ku sugnay ayaa saaka hirtii waaberi soo gaadeen huwanta ka dagaalameysa Laascaanood ee SSC iyo khaatumo puntland.dhimasho iyo dhaawacba wuu jiraa.balse ciidanka Somaliland ayaa saldhiga laga qabsadey saaka dagaal rogaal celis ah oo ku soo qaadeen dib u qabsadey’ askar u hadashay dhanka baraha ee facebuuga bulshadu is ticmaasho ka sheegay in saacadaha soo socda laga warsugo oo guluf xoog ahna qaadi doonaan.dagaal ayaa ka socda immika aaga Goojacade ee laascaanood.saraakiil ciidanka oo aan la hadley kana gaabsadey magacooda innaanu sheegno ayaa sheegay in laba gaadhi oo saaka lagaga qabsadey xero ay baneeyeen oo dhanka Maraaga ah in dib u qabsadeen iyo xeradii,kuwaas oo sheegay in ay soo bandhigidoonaan muuqaalo xaqiiq ah halkii saaka sawiraantabku soo galeen kooxaha SSC iyo puntland iyo khastumo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here