13-ka Bisha November,2022-Ka Haddii Aanu Dhicin Heshiis Siyaasaddeed,Waa Inaynu,…”

0
178
13-ka Bisha November,2022-Ka Haddii Aanu Dhicin Heshiis Siyaasaddeed,Waa Inaynu Mawquf Iyo Go’aan Cad

Hargeysa, (Baraarugnews.net)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi  Cali Xaaji Xasan, ayaa mar uu maanta boqolaal qof oo taageerashaa xisbiga Waddani caasimada Somaliland ee Hargeysa, waxa uu sheegay in madaxweynaha Muuse Biixi ee saddexda  maalmood uga hadhay xilka wakhtigiisa iyo talaabada go’aanka xisbi ahaan Waddani hor-yaal maanta13-ka Bisha November,2022-Ka Haddii Aanu Dhicin Heshiis Siyaasaddeed,Waa Inaynu Mawquf Iyo Go’aan Cad..."13-ka Bisha November,2022-Ka Haddii Aanu Dhicin Heshiis Siyaasaddeed,Waa Inaynu Mawquf Iyo Go’aan Cad. 13-ka Bisha November,2022-Ka Haddii Aanu Dhicin Heshiis Siyaasaddeed,Waa Inaynu Mawquf Iyo Go’aan Cad..."

13-ka Bisha November,2022-Ka Haddii Aanu Dhicin Heshiis Siyaasaddeed,Waa Inaynu Mawquf Iyo Go’aan Cad Qaadano.Cid Kasta Oo Hunguri Ka Hayey Maanta Ku Quuso Ayaanu…”
13-ka Bisha November,2022-Ka Haddii Aanu Dhicin Heshiis Siyaasaddeed,Waa Inaynu Mawquf Iyo Go’aan Cad Qaadano.Cid Kasta Oo Hunguri Ka Hayey Maanta Ku Quuso Ayaanu…”

“Waxaan u sheegayaaTaageerayaasha isbeddel-doonka ah ee maanta, sida mugga iyo miisaanka leh dareenkooda u muujiyay, waxay farriin cad u direen Madaxweynaha 3-da maalmood uga hadheen wakhtigiisii.

Xisbiga WADDANI iyo taageeryaashiisu waxay diyaar u yihiin doorasho madaxtooyo. daqiiqad kasta iyo ilbidhiqsi kasta doorasho.Cid walbay arrag taageerayaasha xisbiga Waddani.ku quuso qudhaanjo ayeynu leenahay.Cid kasta oo hunguri ka hayey maanta ku quuso ayaanu leenahay.arrag taageerayaasha Xisbiga Waddani Waddani.13-ka bisha November, haddii aanu dhicin heshiis siyaasadeed,waa inaynu mawquf qaadano. Taas ayaanu soo waydiinaynay bulshada Gobolada iyo Degmooyinka dalka oo arragtidooda nagu biiriyaan ayaanu u baxnay.Waa inaynu go’aan cad qaadano.”Sidaa ayuu yidhi Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maanta boqolaal taageerayaasha xisbiga Waddani ah oo ku soo dhaweenayey socdaal ay kaga soo noqdeen madaxda xisbiga Waddani Gobolada bariga Somaliland.

Halkan hoose kala soo xidhiidh Emial Xafiiska baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here